Ciidamada Dowladda oo dilay Sargaal katirsan Al Shabaab hubna la wareegay (Sawirro)

Ciidamada milatariga Soomaaliya iyo kuwa maamulka Hirshabelle ee howlgalada wadajirka ah ka wada deegaano hoostaga degmooyinka Maxaas iyo Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa la wareegay deegaano dhoor ah oo gacanta Al Shabaab ku jiray. Saraakiisha hoggaamineysa ciidamada huwanta ah ee howlgalada ka wada gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Al Shabaab kala wareegeen deegaano dhoor ah … Continue reading Ciidamada Dowladda oo dilay Sargaal katirsan Al Shabaab hubna la wareegay (Sawirro)